• Su’aalaha Marwalba Lisweydiiyo
  • Updates
Sinnaanta waxay Bilaabataa Xili hore
TALLAABO QAAD
  • Español
  • English
Sinnaanta waxay Bilaabataa Xili hore
  • Skip to main content
Sinnaanta waxay Bilaabataa Xili hore

Sinnaanta waxay Bilaabataa Xili hore

Sinnaanta waxay Bilaabataa Xili hore

U sheeg sharci dajinta inay maalgeliyaan waxbarashada hore ee muhiimka ah iyo daryeelka carruurta

Sinnaanta waxay Bilaabataa Xili hore

U sheeg sharci dajinta inay maalgeliyaan waxbarashada hore ee muhiimka ah iyo daryeelka carruurta

Ku socoto: Xubnaha Sharci dajinta Gobolka Washington

Waxaan ku doodeynaa inaad mudnaanta siisid howlgelinta daryeelka carruurta muhiim ah iyo waxbarashada hore inta lagu jiro kulanka sharci dajinta xiggo.

Masiibooyinka COVID-19 waxay halmar si daran u wiiqday waxbarashada hore ee Washington iyo nidaamka daryeelka carruurta, taas oo horaan u yareyd oo aan ku filneyn, oo tilmaameyso muhiimad weyn oo daryeelka carruurta, sida waalidiin gobolka oo dhan ah waxay sameeyaan culeys aan horay loo arag oo maareynta labadaba shaqada iyo waqtiga buuxo ee carruurtooda.

71%ee dagayaasha Washington waxay dhaheen dheelitirka shaqada iyo daryeelka carruurta waa dhibaato aad dhab u ah oo daran.

In ka badan dhawrka bilood ee xiggo, Sharci dajinta waxay helayaan fursada lagu sameynayo maalgashiyo muhiim ah ee daryeelka carruurta iyo waxbarashada hore oo carruurta iyo qoysaska Washington.

Helitaan wanaagsan oo daryeelka carruurta la goyn karo, tayo sareeyo leh ma yareynayo kaliya murugada waalidiinta shaqeynayo, waxay sidoo kale sare u qaadeysaa ka soo kabsiga simman ee dhaqaalaha oo qof walboo ku nool Washington.

  • Hubinta adeegyada daryeelka carruurta muhiimka ah waxaa loo heli karaa shaqaalaha muhiimka ah
  • Yareynta farqiyada dhaqaalaha iyo jinsiyada waxaa ka sii darsiiyay cudurka safmarka
  • Siinta canug walba fursada ay ugu baahanyihiin inay ku guuleystaan

76% waxay ogolaadeen in daryeelka carruurta iyo dugsiga barbaarinta ay yihiin adeegyo muhiim ah oo aheyd in loo helo qoysaska shaqeynayo.

Iyada oo Washington ay ka soo kabsaneyso cudurka safmarka, ma goyn karno inaan gadaal uga tagno qoysaska shaqeynayo.

Fadlan taageer maalgashiyada muhiimka ah ee adeegyada waxbarashada hore iyo daryeelka carruurta muhiimka ah.

68% taageerada waxay kordhineysaa maalgashiga gobolka oo u ogolaanayo in waalidiinta awoodaan inay u soo diraan carruurtooda barnaamijka waxbarashada hore ee dooqooda ah.

Saxiix Codsiga

Saxiix Codsiga

Codsiga

Ku socoto: Xubnaha Sharci dajinta Gobolka Washington

Waxaan ku doodeynaa inaad mudnaanta siisid howlgelinta daryeelka carruurta muhiim ah iyo waxbarashada hore inta lagu jiro kulanka sharci dajinta xiggo.

Masiibooyinka COVID-19 waxay halmar si daran u wiiqday waxbarashada hore ee Washington iyo nidaamka daryeelka carruurta, taas oo horaan u yareyd oo aan ku filneyn, oo tilmaameyso muhiimad weyn oo daryeelka carruurta, sida waalidiin gobolka oo dhan ah waxay sameeyaan culeys aan horay loo arag oo maareynta labadaba shaqada iyo waqtiga buuxo ee carruurtooda.

See full petition...Read less...

71% ee dagayaasha Washington waxay dhaheen dheelitirka shaqada iyo daryeelka carruurta waa dhibaato aad dhab u ah oo daran.

In ka badan dhawrka bilood ee xiggo, Sharci dajinta waxay helayaan fursada lagu sameynayo maalgashiyo muhiim ah ee daryeelka carruurta iyo waxbarashada hore oo carruurta iyo qoysaska Washington.

Helitaan wanaagsan oo daryeelka carruurta la goyn karo, tayo sareeyo leh ma yareynayo kaliya murugada waalidiinta shaqeynayo, waxay sidoo kale sare u qaadeysaa ka soo kabsiga simman ee dhaqaalaha oo qof walboo ku nool Washington.

  • Hubinta adeegyada daryeelka carruurta muhiimka ah waxaa loo heli karaa shaqaalaha muhiimka ah
  • Yareynta farqiyada dhaqaalaha iyo jinsiyada waxaa ka sii darsiiyay cudurka safmarka
  • Siinta canug walba fursada ay ugu baahanyihiin inay ku guuleystaan

76% waxay ogolaadeen in daryeelka carruurta iyo dugsiga barbaarinta ay yihiin adeegyo muhiim ah oo aheyd in loo helo qoysaska shaqeynayo.

Iyada oo Washington ay ka soo kabsaneyso cudurka safmarka, ma goyn karno inaan gadaal uga tagno qoysaska shaqeynayo.

Fadlan taageer maalgashiyada muhiimka ah ee adeegyada waxbarashada hore iyo daryeelka carruurta muhiimka ah.

68% taageerada waxay kordhineysaa maalgashiga gobolka oo u ogolaanayo in waalidiinta awoodaan inay u soo diraan carruurtooda barnaamijka waxbarashada hore ee dooqooda ah.

Waa maxay Halista

Carruurta

Qoysaska

Ka soo kabsiga Dhaqaalaha

Bixiyayaasha Daryeelka Carruurta

Ganacsiyada Yaryar

Sinnaanta Jinsiga iyo Sinjiga

Carruurta

Carruurta waxay u qalmaan daryeel simman iyo fursadaha waxbarashada, gaar ahaan inta lagu jiro waqtiyada hubaal la’aanta ah.

Bloomberg
Haddii ku dhawaad 1/3
oo bixiyayaasha carruurta si joogta ah u xiraan,
4 milyan
carruur waxaa looga tagayaa boos la’aan.

Qoysaska

Waalidiinta shaqeynayo waxay qaadaan culeys dareen iyo dhaqaale haddii aysan jirin daryeelka carruurta.

Forbes
81%
oo hooyooyin ah

waxay dhaheen waxay u baahanyihiin daryeelka carruurta si markaas ay ugu suurtogasho inay sameeyaan shaqadooda.

Ka soo kabsiga Dhaqaalaha

Washington dib uguma soo laaban karto marinka illaa waalidiinta dib ugu soo laaban karaan shaqada.

Washington Post
1 in 10 workers
are taking care of young kids on their own and will beunlikely to return to work full-time until schools and daycares fully reopen.

Bixiyayaasha Daryeelka Carruurta

Bixiyayaasha daryeelka carruurta waxay gaarayaan diiwaan dalab sareeyo, weli xarumaha daryeelka carruurta waxay ku xirayaan heer degdeg ah.

The Seattle Times
Dhawaan
50%
oo xarumaha daryeelka carruurta
ee Mareykanka way lumi karaan, sida waafaqsan Xarunta Hormarka Ameerikaanka.

Ganacsiyada Yaryar

Covid-19 wuxuu geliyay waxyeelo ganacsiyada, oo ku qasbayo go’aamo adag.

EdSource
Tirada dumarka ee u shaqeynayos sida bixiyayaasha daryeelka carruurta waxay hoos u dhacday .25 milyan tan iyo markii oo laga yaabo inay mataleyso 20% hoos u dhaca shaqada.

Sinnaanta Jinsiga iyo Sinjiga

Cudurka safmarka wuxuu ka sii darsiiyay sinnaan la’aanta jinsiga iyo sinjiga ee jiray COVID-19 ka hor.

Politico
Qaran ahaan, 93% oo shaqaalaha daryeelka carruurta waa dumar, iyo 45% waa Madow, Laatiino, ama Aasiyaan. Tan iyo Febraayo 2020, dumarka waxay lumiyeen shaqooyin 5.5 milyan saafi ah.

Copyright © 2022 · Equity Starts Early on Genesis Framework · WordPress · Log in


Ku laabashada Kor
Sinnaanta waxay Bilaabataa Xili hore

© Xaquuqda daabacaada 2021 • Equity Starts Early
info@earlystartwa.org
Privacy Policy

LAGU DHISAY USU SOO BAX
Waxaa loo bixiyay ee Equity Starts Early

Sinnaanta waxay Bilaabataa Xili hore
  • Su’aalaha Marwalba Lisweydiiyo
  • Updates
TALLAABO QAAD
  • Español
  • English